Baydhabo(INO)- Waxa Maanta Magaalda Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Gaarey Boqolaal Shacab ah oo dhibeysan kuwaasoo ka soo cararey colaadka iyo xasrada ka taagan Magaalada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, ka dib markii Ciidamada Dowlada Itoobiya iyo Kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ay banaayeen Magaaladaas isal markaana waxa Tiyeeglow la wareegey Ciidamo ka tirsan Maleeshiyada Al shabaab kuwaasoo durba dilal ka geystey Gudaha Magaalada.
Home Idale Somali News Update Daawo Sawiro: Boqolaal Qof Oo Ka Cararey Tiyeeglow Oo Gaarey Magaalda Xudur