Daawo Sawiradda : Sida wiilka Taayarka diyaarada ugu Dhuuntay.

0
213

Yaxye Cabdi oo dhawaan warbaahinta Caalamka ay la yaabeen markii Taayarka diyaarad uu ku dhuuntay si uu usoo booqdo Hooyadiisa oo ku nool magaalada Jig jiga ee dhulka Somalida Itoobiya iyadoona faah faahino aan ka helnay Sawirada qaabka Taayarka diyaarada ugu dhuuntay Yaxye oo in kabadan 5 Saacadood ku hoos jiray.

article-2622056-1D67F87900000578-174_634x430article-2622056-1D5314B700000578-48_306x423 article-2622056-1D5333CB00000578-243_306x423 article-2622056-1D9371A800000578-361_634x449article-2622056-1DA107D000000578-630_634x462article-2622056-1DA107E000000578-538_634x470article-2622056-1DA107E400000578-209_634x472article-2622056-1DA107E800000578-629_634x470

 

Halkaan hoose waxa idin ka muuqda Ubax Cabdulle oo dhashay Yaxye taasi oo ku nool Jig jiga 

article-2622056-1D6D168900000578-185_634x417

Idale News Online.