Daawo:Shirweynihii Bulshada Rayidka Ee KG Soomaaliya Oo Si Rasmi Ahi Ugu Furmey Degmada Afgooye

0
223

Baydhabo(INO)-Magaalada Afgooye, ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa maanta ka Furmey Shir weyne ay isug yimaadeen Bulshada Rayidka ama Jiliyaasha Aan Dowliga  Ahayn ee koonfur Galbeed Soomaaliya. J4 Shirka ayaa Lagu Falanqeynayey, qodobo dhowr ah isla markaana ka qiib galiyashu waxa  ay soo bandhigeen fikirado  kala Gedisn, waxaana Diirada lagu saarey, geeda Socodka Nabada ee Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii Hormar Loo Gaarsiin Lahaa Degmooyinka iyo Degaanada KGS.

Bulshada Riyada Koonfur Galbeed Soomaaiya ayaan maanta Sidoo kale shirkooda Diira Ku Saareen, Siidii Ay U Sameysan Lahaayeen, dalad Mideysa  isla markaana ka shaqeysa danaha Bulshada rayidka ee Koonfur Galbeed.

Shirka Jiliyaasha Aan Dowliga Ahayn Ee Rayidka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa  Waxa ka soo qiib galey wasiiro iyo Saraakiil  Ka Tiran Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo.

J6 ji 1j2J3J4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here