Waxaa Maanta magaalada baydhaba Ee Xarunta Gobolka ka dhacay Banaanbax aad u weyn oo loogu soo horjeeday Wariye Maxamed Cali Atoosh ee u shaqeeya Idaacadda Laanga Afka- Soomaaliyga Ee VOA-da.
Taasoo loogu banaanbaxay wararka uu gudbiyo weriyahaasi oo aan ahayn kuwo Ku fadhiyo miisaaman saxaafadeed ka dhan ah sida la sheegey u bareerey inuu tabiyo.
Banaanbaxiyaasha waxay siteen boorar ku qoran cabashooyin isla markaan a halku dhigyada ay banaanbaxayaaasha waxay fariin u gudbinaayeen Idaacadda Agaamiaha VOA-da Iyo guud ahaan Bahda saxaafadda Caalamka.
Ugu dambeyntii, wariyahan ayaa lagu eedayey inuu tabiyo warar lid ku ah rabitaanka shacabka KG soomaaliya.
Idale News Online, Baydhabo Janaay.