Daawo Sawiradda: Aqoonyahan Eng.Sadiq Abdi Iyo Siyaasiyiin kale oo Soomaali ah oo Ka Qiib Galey Shirweyn ay La Haayeen Xisbi Siyaasadeedka Jamhuuriga Ee Dalka Mareykanka.

0
181

Dalka mareykanka gaar ahaan Minisota oo ay soomaalidu aadka ugu badan tahay waxa ka soconayo loolan siyaasadeed, oo dadka soomaalida ah ay ugu jiraan sidii ay wax badan ula qabsan lahaayeen, islamarkaan ugu soo dhex muuqaan lahaayeen xisbiga Jamhuuriga oo dhawaan xafiis ka furtay meelaha soomaalida ay ku badan tahay ee Minisota.

Shirweyne muhiim ahaa oo ay lahaayeen, xisbiga jamhuuriga oo ka dhacey meel ka yar baxsan Miniyabolis, ayaa waxa ka qiib galay aqoon yahno soomaaliyeed oo ku nool Minisota ee dalka mareykanka.

Halkan Ka Daawo Sawiradda Aqoonyahnadda.

I