Dayactirka kasocda Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayaa maalinba maalinta ka danbeysa ku kaltamaya Shacabweynaha ku dhaqan Magaalada Baydhabo Janaay.
Dayactirka ku socda Madaxtooyada ayaa waxaa ka shaqeynaya Shacabweynaha magaalada Baydhabo iyo Ganacsatadooda.
Idale News Online, Baydhaba Janaay.