Daawo Sawirada: Bananbax Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhabo Oo Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Furmey Baydhabo.

0
233

Waxaaa manta ka dhacay Baydhabo, Banaanbax aad i ballaran oo ay soo abaabulkiisa lahaayeeen dhamaaan shacabka reer Baydhabo .

Magaalada waxaa la xiray dhamaan ganacsigii, dadweynaha waxay hor istaageen Kaaraha Itoobiya , waxayn ku dhawaaqayeen Jawaari ha dhaco , Madax diirdiir ha dhac iyo waxcyaaho kale oo qiiro leh.

Bananbaxan ayaa ah mid ilaa iyo haatan socda wixii soo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

bananbax

bananbax1

banaxbax2
Idale News Online, Baydhabo