Daawo: Qubanaha VOA-da EeTodobaadkan Oo Qobo Xiiso Leh Ku Jiro

0
233

Washintong(INO)- Barnaamijka  Qubanaha VOA-da Ee Todobaadkan Oo Qobo Xiiso Leh Ku Jiro,  Waxaana  ka mid ah CIA dowlada Mareykanka Oo Tacdiyo loogu  Eedayey inay geystay iyo weliba dadka maseyda ah ee Tanzania oo dowladoodu ay ku eedeyeen in dhulkooda la siiyey ama lagu beerayo  dad carbeed iyo qaar ka mid ah haweenka Magaalada Muqdisho Ka Shirey,Sidii ay Ugu Soo Muuqan Lahaayeen Masraxa Siyaasada Dalka iyo Qodobo Kale.

Halkan ka Daawo Video

voASOMALI

 Idale  News Online, Washintong