Daawo: Qaraxii ka dhacey Kismaayo oo Ciidanka Kenya lala beegsadey

0
177

Qarax lagu aasey wado jid cado ah oo xaafada Via Afmadow ee magalada kismaayo lana doonaayey in waxyeelo loogu geysto ciidanka  ciidanka Kenya oo qeybta ka ah kuwa nabad ilaalinta AMISON ee jooga Magaalada Kismaayo ayaa ka dhacey halkaas. Qaraxaasi oo burbur u geystey mid ka mid ahaa gaadiid ay wateen ciidanka Kenya ayaan la soo warin in ay cid kale wax ku noqotey.

Daawo Qaraxa halka uu ka dhacey iyo wareysiga sarkaal ciidanka dowlada ka tirsan oo halkaasi tagey

qarax001

Idale News Online