Daawo: Qarax Ka Dhacey Mgaalada Gaalkacyo & Qasaaraha Ka Dhashay

0
215

Galkacyo(INO)-Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Qarax lgu Xiray gaari uu leeyahay mid kamda Masuuliyiinta dhanka Hay’adaha ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo.

Qaraxaan oo ku xirnaa ayaa ka dhacay Agagaarka Radio Gaalkacyo, waxaana ka dhashay Dhaawac Sadex Haween ah.

Haweenka dhaawacmay ayaa Xaaladoodu wanaagsantahay sida Saraakiisha Isbitaalku noo xaqiijiyeen.

Maxamed dhaban cad oo ahaa Sarkaalka gaarigiisa Qaraxa lagu xiray ayaa ka badbaaday Weerarka, waxaana Xaaadiisu ay tahay mid wanagsan.

Laamaha amaanka ayaa goobta soo gaaray kuwaas oo wada hawlgal waxaana meesha laga jiiday gaarigii la qarxiyay.

81234567Idale News Online, Galkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here