Daawo: Odayaasha Dhaqanka G/Sh/Hoose Oo Sheegeen In Lagu Khasaarey Doorashadii Shariif Xasan

0
211

Muqdisho(INO)- Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Sheegeen Doorashadii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagau Khasaarey isla markaana waxay ugu baaqeen inuu Xilka baneeyo.

Halkan Ka Daawo VIDEO