Daawo: Odayaasha Dhaqanka Ee Beesha Eelaay Oo Taagyeerey Musharaxnimada Gudoomiye Jawaari Ee BFS 2016

0
193

Baydhabo(INO)- Odayaasha Iyo waxgaradka Ee Beesha Eelaay ayaa kalsooni u muujiyey Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah musharax Xildhibaan Ee BFS 2016.

Halkan Ka Daawo VIDEO