Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal ka soo jeeda beelaha Digil iyo Biyamaal isla markaasna looga hadlaayey dagaalada dhowaanahan ka soo cusboonaadey gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ugu dambeyntii waxaa laga soo saarey baaq loo diraayo dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku aadan xasarada ka aloosan gobolka.
Daawo kulanka Muqdisho ay ku yeesheen Beelaha Biyamaal iyo Digil:
Idale News Online, Mogadishu Somalia