Daawo: Nicholas Kay Oo Kala Dhex galay Jubba Iyo DFS, Muxuu Ugu Sheegay Kismaayo Axmed Madoobe ?

0
250

Kismaayo (INO) Waxaa  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose soo gaadhay Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Somalia Nicholas Kay iyo Xubno ka tirsan Xafiiskiisa.

UH

Socdaalka Kay ayaa hordhac u ah wafdi ka kala socda Beesha caalamka oo waan waan ka dhex abuuraayo DF Somalia iyo Maamulka Jubbaoo uu iminka khilaaf ka dhextaagan yahay.

Madaxwaynaha Jubba iyo Nicholas Kay oo kulan qaatay ayaa si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay, Igoona ka Warbixiyey Qodobada laga wada hadlay oo ay ugu horayso Arinta Khilaafka DFS iyo Jubaland, Hiigsiga 2016-ka iyo New-deal-ka.


Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here