Daawo: Muqdisho Oo Qorshe Loo Dejiyey Al-shabaab Bisha Barakeysan Ee Ramadaan

0
257

Muqdisho (INO) Talisyada Booliska Soomaaliya iyo Amisom ayaa bilaabay qorshooyin cusub oo bisha Ramadaan ay ugu hortegayaan weerarada Al-Shabaab looga bartay in ay soo qaadaan Ramadaanka, degmooyinka Gobolka Banaadirna looga bartay dadka degan in ay ku afuraan Rasaas.

QORSHE

Wasiirka Amniga Gudaha oo ay wehliyaan saraakiil uu ka mid yahay Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Saraakiisha ciidamada Booliska Amisom, iyadoo ay labada dhinac ka hadleen sidii loo adkeyn lahaa amaanka caasimada Muqdisho, gaaar ahaan inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo Al-Shabaab ay xiliyada afurka iyo Saxuurta dadka ku baqdin gelin jiray qaraxyo iyo rasaas.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here