Daawo: Mudaaharaadyo Madaxweyne Xasan Sheekh looga soo horjeedo oo ka dhacey Xarunta International Discussion ee magaalada Columbus Ohio

0
211

Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Columbus Ohio iyo dad kale oo ka yimid gobolada kale oo dalka Mareykanka ka tirsan ayaa mudaarahaad kala horyimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga haatan ku sugan Gobolka Ohio, halkaas oo uu madaxweynuhu ka jeedinaayey khudbad Jaamacada lagu magacaabo Ohio State University oo ah oo inta badan lagu qabto doodaha caalamiga “International discussion”

Halkaan hoose ka daawo Television SomSat oo isugu halkaas joobjooga ka ahaa.

 

Saxaafada Maraykanka ayaa indhohoodu soo jiiteen Mudaharaadka loogasoo horjeedo Madaxweynaha, iyadoo ay dhacdey in qaar kamid ah Taageerayaasha Madaxweynaha Xabsiga loo taxaabey ka dib markii ay isku dayeen iney carqaladeeyaan Mudahaaradayaasha.

Goob kale oo Madaxweynuhu ka khudbeynayay ayaa waxaa gilgiley hal mar Mudaharaadayaasha waxaana markiiba goobta soo gaarey saxaafada Maraykanka oo tabinayay Mudaharaadka.

mudaaharaadOhio

Idale News Online