Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Waxa shir jaraaid ku qabtey Gudoomiyihii gollaha Guurtida Maamulkii Lixda Gobol oo Dhawaan ku soo biirey Maamulka 3da Gobol Malaaq xasan shurre maxamuud, waxaan uu ha hadley ku soo biiritaaanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya.
Malaaq Xasan shurre ayaa sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay, khilinta khilaafkii odayaasha koonfur galbeed soomaaliya.