Daawo: Madaxweyne Shariif Xasan Oo La Gudoonsiiyay Gadiidka Aan Xabada Karin

0
714

Muqdisho(INO)- Dowlada Imaraadka carabta ayaa gudoonsiisay madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan gadiidka dagaalka iyo waliba kuwa aan karin xabadaha oo isticmalaan siyaasihiinta Soomaalida ah.

Safiirka u fadhiya Soomaaliya imaraadka carabta ayaa sheegey in taageeradaan ahayn midii ugu horeyse ame ugu danbeyse ee  Koofur galbeed gaarsiyaan waxayna ubalan qaadayn in taageero kale.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweeyay taageeradaas waxaana oo umahad celiyay safiirka soomaaliya ufadhiyo Imaraadka carabta tageerada mar waliba oo la garab taaganyahay maamulkiisa iyo maamulada kale ee dalka kajira.

Isku soo wada duub Dowlada Imaraadka carabta ayaa mamaulada dalka kajira gaarsiiso gaadiidka aan xabada karin iyo kuwa dagaalka ayadoo hore ugaarsiisay qaar katirsan maamulada dalka kajira iyo waliba dowlada dhexe.

Halkan Daawo Video

Idale News Online, Muqdisho