Daawo: Madaxweynaha Uganda oo la isku hareereeyey markii uu tagey Muqdisho

0
183

Muqdisho(INO)- Ciidan badan ayaa isku geedaamay Madaxweynaha Uganda Uweri Musevani markii uu kasoo dagey Diyaaradii uu la socday iyadoo soo dhaweyn qurux badan loo sameeyey.

Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxay gaareen Halka Diyaarada ay soo cago dhigatay waxaana ay salaan marxabo iyo xabad gelin ah la sameeyeen Madaxweynaha Uganda iyo Wafdiga la socday.

musavenimusaveni1musaveni2musaveni4musaveni5musaveni9musaveni10