Baydhabo(INO)- Wefdi Ballaaran oo Hogaaminaayo Safiirk ku Xigeenka Dowlada UK Ee Soomaliya Mr. Adrewo ayaa soo Gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh, Qaar ka mid ah Gollaha Wasiiradiisa, Xildhibaano, Maamulka Gobolka ayaa Ku Soo dhaweeyey Xarunta Madaxtooyada KGS.
Waxayna ka wada hadleen Xaalada Siyaasada Soomaaliya dalka iyadoona Dowlada UK ka qiib qaadaneyso Dhismaha Ciidanka Dowlad Goboleedka KG Iyo Dib u dhiska Wadooyinka Magaalada.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Baydhabo