Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Dadweynaha Baydhabo Kala Qebgaley Salaada Ciidul Adxa

0
187

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharif Xasan Sheekh Aaden iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda KGS ayaa saaka boqolaal dadweynaha Magaalada  Baydhabo kula tukaday Salaada Ciidul Adxaa garoonka kubbada cagta Dr. Ayub.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo salaada Ka Hor qudbad ujeediyay dadweynaha ayaa la wadaagay farxada ciida Adxada isagoo dadka reer Koonfur Galbeed Soomaaliya u rajeeyay nabad iyo barwaaqo iyo Soomaaliya oo  hesha dowladd cadaalad ku dhisan.

Halkan Ka Daawo Sawiro.

111009080704030201