Daawo: Kullan lagu taagyeerayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Dhacey Magaalada Baydhabo

0
464

Baydhabo(INO)- Kullan Balaaran oo ay isugu yimaadeen Waxgarad , Siyaasiyiin iyo Haweenka Magaalada Baydhabo isla markaana lagu taagyeeraayo Shirka Madasha ,sidoo kalena Haweenka ay ku dalbanayeen in laga dhabeeyo Saamigooda 30% ayaa Maanta  ka dhacey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Kullanka waxa ka qiib galey Madaxa hay’ada CRD Ee Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/laahi Xaaji Xasanow Manuur, iyagoona sheegey inay taagyeerayaan Qodobada ka soo baxa shirka, isla markaaana waxay codsadeen in meel lagu sheego Saamiga Haweenka Soomaliya.

Halkan Ka Daawo Video

Muxidiin  Xusni Idale News Online, Baydhabo