Daawo: Kooxooyinkii Ku Guuleystey Tartankii Ciyaaraha Xudur Oo Lu Gudoonsiyey Abaalmarino

0
222

Xudu(INO)- Xaflad Abaalmarino lugu guddoonsiiyey kooxooyin iyo shaqsiyaad mutaystay ayaa maanta lagu qabtay Magaalda Xuddur ee  Xarunta Gobolka Bakool.

Waxaana ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maamulka Gobolka Bakool, Hay’ada DDG oo iyadu daadihinaysay barnaamijka Bahda Sportiga iyo Ururada Bulshada Rayidka qeybahooda kaladuwan.

Wax yaabihii lasoo bandhigey waxa ka mid ahaa Nasiibkaaga tijaabi oo Bulshada siweyn ay ula dhaceen waxana lasoo geliyey hadiyado qaali ah halka qaarna ay kujireen hadiyadu halkaan lagu soo bandhigi karin.

Halkan Ka Daawo Sawiro

01020303 04060708091011121415171819

 

Wariye Maxamed Xasan, Idale News Online, Xudur.