Daawo: Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Shirka Dib U dhiska Somalia ee Brussels

0
251

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey shirka Brussels kaasoo uu kaga hadlaayey qorshaha dowladiisa ee ku aadan dib u dhiska iyo xasilinta Somalia.  shirkaas oo ay joobjoog ka ahaayee in ka badan 70 dal iyo hay’adaha deeqaha bixiyaha. Dowlada Soomaaliya ayaa soo dhoweysey lacagaha loogu yaboohay Somalia oo gaaraaya ilaa 2.5 Milyan Dolar kuwaasoo loogu talogaley in wax looga qabto amniga, caafimaadka, waxbarashada, iyo dib u heshiisiinta guud ahaan Somalia iyo in 2016 dalka la gaarsiiyo doorashao xor iyo xalaal ah.


madaxweyneXasan
Idale News Online