Ceptown(INO)-Waxa faraha ka sii baxaya amniga magaalooyin ku yaala dalka South Africa ka dib markii dad neceb Ajaanibta ay shaqo ka dhigteen inay maalin kasta boobaan hantida dadka Ajaanibta ah ee ku nool dalkaas oo ay ugu horeeyso Soomaalida .
Booliiska dalka South Africa ayaa lagu eedeeyay in ay mar kasta gadaal ka yimaadaan xili si toos ah loo boobay ama loo jabsaday Dukaamada dadka Ajaanibta ah leeyihiin waxaana sidoo kale sii kordhaya dhimashada dadka Soomaalida ah ee maalmihii ugu dambeeyay lagu dilay dalka South Africa.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Ceptown