Daawo : Heestaan waa lala ooyi jiray ciidanku markay maqlaan

0
226

Heestaan waxa qaada Fanaanada Zeynab Xaaji Cali (Baxsan) waxaana lagu magacaabaa Gaashaandhiga,waxaan ugu talo galnay maadama maanta la xusayo maalinta ciidanka Meliteriga Somaliya 12-ka April.

Nin hore ciidanka Somaliya uga mid ahaan jiray ayaa waxa uu wakaalada Warqaad usheegay maanta oo sabti ah in marka ciidanka Xoogga dalka ay maqlaan heestan la ooyi jireen hayeeshee kuwa hadda ciidanka ah ay yihiin kuwo waddaniyad aan ku badneyn.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka heesta Gaashaandhiga By Fanaanada Zeynab Xaaji Cali Baxsan.

.qaran_doon