Daawo: Gollaha Wasiiradda Dowlada KGS Oo Maanta Ansaxiyey Miisaaniyadda 2016

0
202

Baydhabo(INO)- GolLaha wasiirada Dowlada  Koonfur Galbeed  Soomaaliya  ayaa maanta kulankoodii Khamiis lahaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Kullanka Maanta  waxaa  shir gudoominaayey madaxweyne Shariif xassan sheikh isla Markaana  waxaa Looga  hadley  xaalada Anmiga Ee Degaanada  KoonfurGalbeed iyo ansixinta Miisaaniyada 2016.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here