Daawo: Ganacsatada Suuqa Xoolaha Beledweyne oo lacago faalso ah looga gatey xoolihii suuqa ay keeneen

0
309

Ganacsatada reer miyiga ee  Xoolaha u iib keena suuqa weyn ee Baledweyn oo lagu dhacey lacago faalso ah ka dib markii xoolahii suuqa ay keeneen looga bedeshay lacago shilin soomaali oo been abuur ah. Ganacsatada ayaa eedeyn dusha uga tuuray maamulka gobolka hiiraan dhacdadaan lagu dhacey xoolahoodii diidayna inay wax ka qabtaan.

suuqa-xoolaha-Beledweyne-300x225
Idale News  Online