Burco (INO) Faysal Cali Warsame Xeefow oo mudo 10-sano ah ku xidhnaa magaalada Burco, isagoo ah Ruux Xanuunsanaya (DHIMIRKA) Dhowaana Warbaahinta baahisey ayaa Lagu guulaystay in lasii daayo, Iyadoona loo haystay dilka nin kasoo Jeeday magaalada Burco.
Faysal Ayaa waxaa Laga bixiyey lacagta MAGTA iyadoona ay Qayb wayn ka qaateen Culimada magaalada Burco, Dadka uu kasoo jeedo iyo Guud ahaanba Bulshada Soomaaliyeed, Faysal ayaa wuxuu dhalasho ahaan Kasoo jeedaa Gobolka Hiiraan.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Burco