Daawo Faleqeyn Xiiso badan “3da Bilood ee Soo socota Mustaqbalka Somalia ayaa ku xiran”

0
242


Muqdisho(INO)-Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa hay’ada CRD oo u waramaayey TV Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in shirkii ka dhacey magaalada Muqdisho ee ku saabsanaa Higsiga 2016 uu yahay mid helistiisa wata haddii dadka Soomaaliyeed, dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan sedexda bilood ee nagu soo aadan aysan si wadajir ah ula imaan qorsheyaal ku aadan mustaqbalka dalka iyo dadka Soomaaliyeed isla markaasna looga hortagaayo qorshaha dowladaha deeqda bixiya oo iyagu u arko Soomaalidu in aysan haba yaraatee gaari karin go’aan kaligood, waxna lagu aamini karin.

Wareysiga oo Xiiso badan ka dhageyso clipka kore.

Idale News Online, Mogadishu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here