Daawo: Dowladda KGS Oo Taliye Ciidan U Magacaawdey Degaanka Jazeera& Xuduuda KGS Ee Gobolka Banaadir La Wadaagto Oo Maanta La Sumadey

0
234

Jazeera(INO)Wasiirka Wasaaradda  Ganacsiga ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane  Cabdullahi Sheekh Xasan ayaa taliye ciidan u magacaabay Deegaanka Jaziira ee Gobolka Shabellaha Hoose.

KGS

Mudane Cabdullahi Sheekh Xasan oo maanta saxaafada la hadlay ayaa taliyaha ammaanka ee Jaziira u magacaabay Salaad Axmed Maxamuud.

Dhanka kale  Wasiir Cabdullahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in xuduuda Dowladda  Koonfur Galbeed Soomaaliya  iyo Gobolka Banaadir ay tahay Warshadii hore ee sifeynta Batroolka Ee Soomaaliya  oo u dhow Deegaanka Ceel-Huur.

 

Ugu Dambeyntii Maamul u sameynta Deegaanada Hoos yimaada degmooyinka Gobolada Koonfur galbeed Soomaaliya  waa mid uu awoodeeda leeyahay Gudoomiyaha Degmada ee Mala Garan karo  mid uu magacaabayo wasiir.

Halkan Ka Daaawo.

Idale News Online,Jaziira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here