Daawo Dood Kulul oo ku saabsan Sida Dowlada iyo Maamul Goboleedyada u wada shaqeyn karaan oo Minneapolis ka dhacdey

0
174

Kulan si fiican loo soo agaasimey looguna magac daray Fagaaraha ayaa maalintii Axada bishuna ahayd Juun 16keedi ka dhacay magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota. Kulankani oo ahaa mid taxane ah ahna kii shanaad ee lagu qabto gobolkan. Kulankan wuxuu ka dhacay hoolka Safari Banquet waxaana halkaa isugu yimi dad oo kala yimi Gobolada dalka Mareykanka qaarkood.

doodMinneapolis

Mawduuca oo ahaa sidee dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada kuwada shaqeyn karaan? Waxaa kulankani lagu casuumay aqoonyahanada kala ah.

<center><iframe width=”460″ height=”330″ src=”http://www.youtube.com/embed/VoiHW7goqBo?feature=player_embedded” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe></center>

Idale News ONline