Dood aad kulul ayaa xaley waxaa ey dhex martey Cali Xasan cismaan oo ka mid ah odayaasha kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose iyo Korneel Cabdullaha Bulle oo isna ah dadka ku doodaya iney deegaanka wax ka leeyihiin, Doodaas oo aad diirada loogu saarey gobolka shabeelaha hoose oo noqdey gobol fara ka baxay oo ey kooxo badan usoo hanqal taagayaan deegaankaas asaga ah.
Tan iyo markuu dhacay dagaalka sokooye gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa siyaabo kala duwan usoo degey dad kasoo qaxay gobolada kale ee dalka somaliya qaar kalana waxaa ey yimaadeen ayagoo qoryo wata xoogna doonaya iney ku heystaan deegaanka