Daawo: Dood Aan Waxba La Isku Reeban, Xubno isku Sigtay, Jeesow oo Dhiiga Ku Kariyey Madaxdii Jubba iyo C/qaadir Lugadheere Oo Jaray khadka Talefanka

0
229

London (INO) Waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay Taagnayd Xiisada u dhaxaysa Dawlada Soomaaliya iyo Jubba, Waxaana Xaaladu faraha ka baxday kadib markii Baarlamanka Soomaaliya uu meel mariyey Mooshin ka dhan ah Jubba, iyadoona Arintaasi ay jubaland uga jawaabtay inay xidhiidhka u jartay Dawlada dhexe.

dood-daawo

Xildhibaan Daahir Amiin  Jeesoow ayaa dhiiga ku kariyay Jubba, Madaxwayne ku xigeenka Jubba Cabduqaadir Lugadheere ayaa ka baxay Khadka Dooddii oo socota Jeesow oo hadlaya, Una hanjabay qaar kamid ah shaqaalaha Royal Tv, Sidoo kalana ka qayb galayaasha oo ay ka dhex Tafatay aakhirkii.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, London, Uk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here