Baydhabo(INI)- Munaasabad abaalmarino lagu gudoon siinaayey 320 dhalinyaro oo Soo bartay Farsamada Gacanta iyo Ganacasiga Kuwaas oo ah Dadkii dib Looga Soceliyey Xariyaha qaxootiga kenya iyo Yamen.
waxaana dhalinyaradan ay baranayen mudo afar bilood xirfado ay kamid yihiin Toliinka dharka,farsamada alaabta guryaha, ciladbixinta mobilada,cilaansaarka iyo ganacsiga.
waxaana maalgelinaaayey mashruuca Dowlada Japan iyadoo markaasi loosoomarsiiyey hay adda shaqalaha aduunka ILO waxaana fulinaayey MMC. munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay Kusimaha Madaxaweynaha KG ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka,gudooliyaha gobolka Bay ,masuuliyiin kasocotay UNHCR,masuuliyiinta ILO,MMC iyo dhalinyaradii xirfada labaray iyo waalidiintooda ayadoo dhalinyaradii waxlabaray lagudoon siiyey lacago ay ku horamarinayaan waxyaabihii labaray si markaasi noloshooda ulamid noqoto bulshada ay lanoolyihiin.
Wariye Abshir Mandella,Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay