Baydhabo(INO)- Darawalada kaxeysa gaadiidka ka shaqeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba ayaa maalintii Labaad aan shaqeyn ka dib markii ay sheegeen in amnigooda ay u baqeen.
Shalay ayeey ku dhawaaqeyn in aysan shaqeyn doonin ka dib markii wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba ay kusoo bateen rag ku labisan dareeska Ciidamada dowladda oo ay sheegeen in dhac iyo dhibaato ay u geysanayaan iyaga iyo dadka rakaabka ah.
Halkan Ka Daawo.