Daawo: Barnaamish Gaar Ah oo Looga Dooday Dagaalka Shabeelaha Hoose (25 Sano Habargidir Meel Ay Tagin Ma Leh Meel Ay Dhibin Ma Leh War Umadda Ka Dega)!

0
272

Telefishanka Horncable ee Xaruntiisa tahay Magaalada London ayaa habeen hore qabtay Dood ku saabsan Dagaalka ka socda Gobolka Barwaaqada ah ee Shabeelaha Hoose.

cali-xasan

Barnaamishkaan ayaa waxaa lagu casuumay Xoghayaha guud ee Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Boqortooyada Ingiriiska Dr. Cali Xasan Cismaan iyo Cali Nuur Diiriye oo kamid ah Ganacsatada Maleeshiyada Habargidir ee xooga ku heysata gobolka Shabeelaha Hoose.

Halka Hoose Ka Daawo Barnaamishka oo Dhameystiran.

xasan-sheekh

Idale News Online, London, Uk,