Daawo: Barnaamij Gaar Ah Oo Laga Diyaariyey Xaalada Soomaaliya+ Wareysi Madaxweyne Xasan Sheekh

0
220

Muqdisho(INO)-Wariye Ka tirsan tv Al-Jazeera Qiibtiisa Afka Ingiriiska ayaa warbixin dheer  ka diyaariyey dalka soomaaaliya, wariyahu waxa uu qiimeynaya xaalada guud ee soomaaliya , ka dib dagaalo sokeeye ee Afaafey  mudo 25 sano dalka isagoona booqadey guriisa.

raage

Raage  Omaar ayaa mudo dheer kadib Markii ugu horaysay dib ugu laabtay gurigii uu kusoo barbaaray oo ku yaal magaalaga muqdisho ee caasimad soomaaliya.

Wariyaha oo Booqasho ku tagay Rugaha ganacsiga ee magaalada ayaa ugu danbeyntii waraysi layeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Somaaliya ay Markeedii ugu horeysay Mudo laga joogo 25 sano ay cagta Saartay wadadii Nabada iyo

Soomaali badan  ayaa ku soo laabmaysa dalka  oo ka imaanayaan  dalalka reer galbeed  kuwaasoo maalgalin ku sameeynayo magaalada muqdisho isla markaana ku faraxsan isbedalka  ka jira ee dalka.

Dalka soomaaliya ayaa qani ku ah khayraad badan ayadoona soomaaliya lagu tiriyo dalka ugu xeebta dheer qaarada Afrika, marka laga reebo dalka koonfur Afrika, isla markaana khayraadkaasi  Sida Sheegey ay ka faa’ideysanayaan dalal kale iyo  shirkado shisheeye oo  si dhuumaaleysi ah u xadayo khayraadaasi.

Halkan Ka Daawo Warbixinta.


  Idale News Online, Muqdisho