Daawo: Baashe Maxamed Faarax: “Cadow aan Soomalia ahayn dunida kuma lihin”

0
161

Hargeysa(INO)- Baashe Maxamed Faarax oo ah gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Somaliland cadow aan Soomaaliya ahayn dunida in kulahayn waxaana oo sheegay in usameysan donaan ciidamo aad u adag oo ladagaalamo.

Baashe oo qudbad dhinacyo badan kahor jeedinaayay madax oo kamid yahay madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in aan usii dulqaadan doonin waxa uu ugu yeeray Cadowtinimo mar waliba kale kulmaan Soomaaliya.

“Anigu walaal oran maayo, walaalo ma nihin inama aqoonsana Jiritaankeena ayey ka xun yihiin, waa inan Ciidan adag dhisano oo aan u diyaar garoowno Cadaawada inooga soo socoda Soomaaliya” Ayuu Yiri Baashe Maxamed.

 

Halkan Ka Daawo video