Baydhabo(INO)-Ardeyda Dugsiga Dhexe iyo Sare Ee Al-bashaa’ir ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa maanta u fariistey Imtixaanka Guud ee Sanad Dugsiyeedka 2014/2015.
Ardeydan oo Aad ugu Soo diyaar Garoobey imtixaanka ayaa wajiyadooda laga dheexanaayey, u diyaar garowga ImtixaankaEe Maanta Isla markaana Maclimiinta iyo Mas’uuliyiinta Dugsigaasi, ay muujinayeyentaxadir weyn oo ay ugu hortagayaan qishida imtixaanka.
Ardey kasta ayaa horyaalay IDCards-kiisa ama aqoonsigsia.
Halkan Ka Daawo.