Daawo: Al-shabaab oo Gaadiidka dowlada iyo Hubkii laga qafaashay ciidamada ku sameysay dhoolatus

0
168

Muqdisho (INO)-Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa dhoolatus kusoo bandhigay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud.

Maleeshiyaadkaani ayaa waxa ay wateen gaadiidka dagaalka oo ay ka qafaashen ciidamada dowlada iyo Hub farabadan oo aad u cusub, kuwaasi oo u muuqal ek kuwo laga furtay ciidamada dowlada ee weerarka kala kulma Shabaabka.

Maleeshiyaadka ayaa dhoola tuskooda ula gol leh muujinta awoodooda oo ay dowlada Somalia dhawaan sheegtay in la wiiqay awooda maleeshiyada.

Maleeshiyada ayaa gacanta ku haya hub fara badan oo ay kala baxeen Saldhigyada ciidamada AMISOM ee Janaale, Leego iyo Ceel cadde, kadib markii dagaalo culus ay halkaasi ku qaadeen.

Halkan Ka Daawo
alshabaab-1

alshabaab-2

alshabaab-3

alshabaab-4

alshabaab-5

alshabaab-6

alshabaab-7

alshabaab-8

alshabaab-9

alshabaab-10

alshabaab-11