Muqdisho(INO)-Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Siyaad Sheekh Daahir Ayaa Maanta Ku Dhawaaqey inuu Iska Casiley Xilkii Afhayeennimada Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Siyaad sheekh daahir Oo Shir jaraa’id ku qabtey Magalaada Muqdisho, ayuu ku sheegey inuu iska casiley jagadii afhayeennimada Ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya.
Halkan Ka Daawo.