Gaarisa (INO) Hogaamiyaha inta badan Barlamanka Kenya Adan Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya marnaba kasoo baxaynin Somaliya,ilaa alshabaab laga adkaado.
Waxa uu sheegay ujeedadii dalka saaqiday ee Somaliya laga lahaa lagaadho marnaba in Kenya ciidamadeeda lasoo baxaynin.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Garisa