Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed ee iyo guddoomiye ku xigeenka golaha guurtada, Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa maanta tababar uga furay magaalada Baydhabo Kumanaan askari, iyagoo ugu baaqay ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadda inay garab-istaagaan maamulka Koonfur-galbeed.
Wasirka arrimaha gudaha iyo amniga maamul Koonfur-galbeed ee lixda gobal ka kooban, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa sheeegay in ciidamadan ay ka mid yihiin kuwa maamulka lana siin doono lacag ku filan. Isagoo seegay in ciidamada ay yihiin daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed.
HOOS KA DAAWO:
Idale News Online.