Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ayaa waxaay sheegayaan in manta magaaladaasi lagu qabtay Abandulaha Ciidamada Xogga Somaliyeed ee Gobobolada Jubboyinka oo dhawaan dowladu u soo magacowdey xilkaas isla markaasna maalmo yar un ka hor ka yimid magaalada caasimada ee Muqdisho
Qabashadan ayaa waxaay timid ka dib marki Ciidamada Amisom ee Joga Magaalada Kismaayo ay Col Cabaas ku balameyeen in uu ka soo qayb galao kulan ka dhacaya Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo.
Col Cabaas waxaa uu aday kulankaasi marki uu tagay Airporka Kismaayo na waxaa horay laga saraay diyaarad tagneyd ayado wararki ugu danbeyayna ay sheegayaan in Col Cabaas laga dajiyay Xarunta Amison ee ku taala magaagala xuduuda Kenya iyo Somalia ku taala ee Dhoobley.
Idale News Online