Poppy oo aheyd bisada ugu da’da weyn dunida taariikhda la qoray ayaa waxa ay ku dhimatay da’da 24 sano kadib markii ay ku guuleysatay record-kaasi maalma uun ka hor
Poppy ayaa waxa ay dhalatay sida la sheegay bishii xabsiga laga sii daayay geesigii Koofur Afrika, Nelson Mandela ,Bisadaan ayaa waxaa loo aqoonsaday in ay tahay bisada ugu weyn dunida May 19-keedii sanadkaan ee aan ku jiro
Milkiilayaashii bisadaan ayaa waxa ay ku aaseen meydkeeda jardiin ka danbeeyay xaafadooda ,Poppy oo ku nooleed magaalada Bournemouth ayaa markii hore waxaa loogu yeeri jiray Pop.
Hoos Ka Daawo
Idale News Online.