Booliiska oo soo bandhigay wixii laga sameeyay qaraxyadii habeenadaan Muqdisho laga fulinaye+Daawo Sawirada.

0
206

Taliska ciidanka Booliiska Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo laga sameeyo dheemishka ama faalsada ah, xili habeen hore madaafiicdii Magaalada Muqdisho laga maqlay Dowladda ay ku sheegtay inay ahaayeen qaraxyo macmal ah.

Afhayeenka ciidanka Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Madaale oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya hubka dheemishka ah ay kusoo qabteen howlgal ay ka sameeyeen Muqdisho.

Wuxuu sheegay in Degmada Xamarweyne laga soo qabtay waxyaabaha qarxa oo dheemish ah kuwaasi oo habeen dhaweyd Magaalada Muqdisho lagu qal-qalgeliyay.

12223251 41

Idale News Online Muqdisho.