Xudur(INO)- Faadumo Sheekh Cali waa 28 jir ku nool Magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya waxay haysatana 5 caruur ah.
Dhibane Faadumo Cali Sheekh waxay raadinaysaa walaalkeed Aadan Shekh Cali oo loo yaqaano (Adan Ethiopia) oo aan weligeed arag waxayna tiri waxa la iigu sheegey in magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka uu bajaajle ku yahay.
Faadumo Cali Sheekh waxay tiri magaca aabahay sheekh cali madhaafin karo, hadaba akhristow Faadumo sheikh Cali warkeeda gaarsii walaalkeeda Aadan Sheekh Cali gaar ahaan Bajaajleyda Adigoo warka uga soo hagaajinaya
Tell:252 612602929
Wariye Maxamed Xasan awgooni, Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo