Wararka laga helaayo dhanka Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxa ay sheegayaan in Sacadaha soo socda uu Madaxweynaha KMG Jubba uu u ambabixi doono Magaalladda Kismaayo.
Axmed Madoobe iyo Xubno Mas’uuliyiin ah ayaa waxa ay muddo maalmo ah ku sugnaayen Magaalladda Muqdisho, iyagoona kulamo kala gaar ah la qaatay Madaxda Dowladda.
Axmed Madoobe ayaa mudooyinkaani heshiis la’ah Xukuumadda Somalia ka gadaal markii ay Heshiis wada galeen Maamulka Jubba iyo Dowladda.
Idale News Muqdisho