Daawo: Astaanta cusub ee Calanka Dowlad Goboleedka KG Somalia oo ka qeybgalayaasha shirka isla garteen in wax laga bedelo

0
525

Shirka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo haatan maraaya heerarkiisii ugu dambeeyey ayaa waxaa guddiyada kala duwan iyo ergada goob jooga ka ah shirka ka soconta degmada Baydhabo isla garteen in wax ka bedel lagu sameeyo astaanta calankii hore loo soo bandhigey, ergada ayaa isla garatey in midabka guduudka meesha laga saaro laguna bedelo midabo u taagan daagsiin, badda iyo beeraha.

Shirka ka socda Magaalada Baydhaba ayaa maanta ka duwanaa shirarkii hore, Fanaaniinta Arlaadii iyo Fanaaniinta Walaalaha Hargeysa ayaa kiciyay Shucuurta Ergooyinka ka qeybgalaya Shirka.

South-Western-State-Flag

Idale News Online